
قال الله تعالى: ﴿ إِنَّ هَـٰذَا الْقُرْآنَ يَهْدِي لِلَّتِي هِيَ أَقْوَمُ وَيُبَشِّرُ الْمُؤْمِنِينَ الَّذِينَ يَعْمَلُونَ الصَّالِحَاتِ أَنَّ لَهُمْ أَجْرًا كَبِيرًا ﴿٩﴾
Qur’aankanna wuxuu ku Hanuunin Dadka Arrinta u Toosan ugana Bishaarayn kuwa fala Wanaag inay Mudan Ajiri wayn .
Abuu Hurayrah (A.K.R.) wuxuu yiri Nebiga (S.C.W.) waxaa la weydiiyey: Yaa ugu sharaf iyo xurmad badan dadka dhexdiisa oo ugu mudan? Wuxuu yiri: Kan ugu Alle cabsiga badan. Asxaabtii rasuulka Waxay yiraahdeen: "Sidaa kuma aannu weydiin " Wuxuu yiri: Markaa waa Yuusuf oo nebi ahaa oo ina nebi ahaa (nabi Yacquub) oo ina nabi ka sii ahaa (nabi isxaaq), oo ina nabi ka sii ahaa (nabi Ibraahim), Alle saaxiibkii. Waxay yiraahdeen: Sidaasna kuma aannu weydiin. Nabigu (S.C.W.) wuxuu yiri: Haddaa ma lafaha Carab-baad i weydiiseen. Markaa ogaada kuwaa lahaa sharafta iyo xurmadda Islaamka ka hor, baa sharaf iyo xurmad badan markii ay Islaamaanna, waase markii ay diinta dhuuxaan, oo dhaqan geliyaan.
Dhamaan ummada Soomaalida meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka.
Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur'aanka, Xifdiga Qur'aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto.
Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbakiisa.
--> Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.
--> Waa macalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.
--> Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa Macalinimo.
--> Heerka qofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya.
--> Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.
--> Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.
--> Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku horfadhiya ayaa wax lagugu barayaa.
Maadooyinka la dhigayo
1- Barashada Qur'aanka kariimka ah
2- Siiradii Nabiga (SCW)
3- Caqiida
4- Luuqada Carabiga
5- Fiqi
6- Xadiis
Maadooyinka la dhigayo
1- Barashada Qur'aanka kariimka ah
2- Siiradii Nabiga (SCW)
3- Caqiida
4- Luuqada Carabiga
5- Fiqi
6- Xadiis
--> Fadlan wakhtiga Xiisadaha ha la illaaliyo.
--> Haddii aad hawl yeelato ama wax kale kula soo darsaan fadlan ogaysii macalinkaaga.
--> Waa in Arday kasta yar iyo wayn ba soo xafido oo soo diyaariyo casharadii iyo duruustii Shaqo Guri.
--> Waalidiinta haddii aan dhib la soo darsin waa inay si joogto ah u soo xaadiran fasalka guriga.
--> Inta Macallinku ku jiro casharka waa in Tv, Phone iwm la iska xidhaa.